Walal Yar Oo Caajislow Ah
Clare Verbeek
Mlungisi Dlamini

Waan toosa oo dabkan shidaa.

1

Xooga biyo ah ayaan kariyaa.

2

Xabadan jajebyaa.

3

Dhariga waan walaaqaa.

4

Sibdhka ayaan xaaqaa.

5

Weelashan dhaqaa.

6

Maxaan aad ugu shaqeeyaa.

7

Markuu walaalkey yar cayaar ku masquulsanyahay?

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Walal Yar Oo Caajislow Ah
Author - Clare Verbeek, Thembani Dladla, Zanele Buthelezi
Translation - Unknown
Illustration - Mlungisi Dlamini
Language - Somali
Level - First words