Amina Xidiga Kubada Cagta
Eden Daniels
Eden Daniels

Amina waxay dawatay wiilal kubada cagta ci yaarayan. Waxay damacday in ay kubirto ayaga. Waxay weydisay tawabaraha in ay tawabar laqadani karto ayaga.

1

Tawabaraha gacmaha ayuu saartay simihiisa. "Iskoolkan, wilasha kali ayaa la, ogolyahay in ay ciyaran kubada cagta", ayuu yiri.

2

Cunuga wuxu ushegam in ay baxdo kadib ay ciyaarto kubada gacanta. Waxey dheheen kubada gacanta wa gabdhaha o kalian. Kubada cagta wa wilasha. Amina wey xanaaqsaneed.

3

Malinki xigtay macadka waxa kajiray ciyaar weyn o kubada cagta ah, tawbaraha waxu mujiyay. Walwal, sababto ah ciyaaryananadisa ugu wanagsana ay kaxanuunsaday maysan ciyaari karin.

4

Amina tawabaraha ayay kuoroday wayna bariday sii ogu ogolada inay ciyaarto. Tawabaraha muusan hubin waxuu sameyni dono. Kadib waxuu goansaday in Amina kubirto koxda.

5

Ciyarta way adkeed cid gool dhalisay majirto ciyarla gebta hore.

6

Qeebtii danbe ciyarta mid kamid ah ciyartooyda wilasha waxuu uturay kubada Amina. Waxay udhaqsatay si dhaasi leh goolka xagisa. Waxay darbeysay kubada si adag waxayna xareysay gool.

7

Dawadayaasha waxay lacajabeen farxad darteed kabikwato maalintaas, gabdaha waxaa loogaladay inay ciyaaraan kubada cagta ee iskoolka.

8
You are free to download, copy, translate or adapt this story and use the illustrations as long as you attribute in the following way:
Amina Xidiga Kubada Cagta
Author - Eden Daniels
Translation - Abdikadir Abdullahi Ali, Omar Abdi Yare, Mohamed Shukri Sheikh, Sahal Ahmed Bashir, Abdi Mohmed Warsame, Salat Abdi Msulwa, Mohamed Abdi Sheikh
Illustration - Eden Daniels
Language - Somali
Level - First sentences